Passt nicht? Macht nichts! Sie können Artikel bis zu 30 Tage zurückgeben
Mit einem Geschenkgutschein können Sie nichts falsch machen. Der Beschenkte kann sich im Tausch gegen einen Geschenkgutschein etwas aus unserem Sortiment aussuchen.
Bis zu 30 Tage Rückgaberecht
Colin the Crab, the most skillful builder on the eastern riverbank, never hesitates to help his friends. Now Colin is busy with his own new project-a garden pavilion for his home. But after a week of hard work, the pavilion of his dreams is still unfinished. Even worse, a boisterous fish family has taken over the construction site.
The exhausted Colin buries himself under a blanket and refuses to open his curtains. Puzzled, Colin's friends call an emergency meeting-it's time for them to take action!
-----
Collin suulgooyihii, qofka ugu xirfadda badan xaga dhismaha ee bariga wabiga, weligiis kama baaqsan inuu caawiyo saaxiibadii. Kadib isbuuc shaqo badan weli beertii quruxda badnayd uu ku riyoonayay ma dhameyn, qoyskii firfircoonaa ee kalluunka ayaa la wareegay goobtii dhismaha.
Collin oo daalan ayaa waxa uu isku daboolay bustihii ee na diiday inuu feedo daahii. Collin saaxiibadii way ku wareereen. Shir deg deg ah ayaa la qabtay. Waa xiligii saaxiibada ay tallaabo qaadi lahaayeen.
Hallo! Ich bin Libroamiko, dein Buchberater.
Wie kann ich dir helfen?